Somaliland oo sii deysay weriyeyaal ku xirnaa xabsiga Magaalada Hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa Xabsiga magaalada Hargeysa ka sii daayay labo weriye oo horraantii bishii Abriil lagu xiray magaaladaas Maxamed Cabdi Ilig iyo Cabdijabaar Maxamed Xuseen ayaa la sii daayey ka dib markii sida la sheegay uu cafis u fidiyay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Waxaa la xiray labada weiye 13kii Abriil, xilli ay tebinayeen shaqaaqo ka … Continue reading Somaliland oo sii deysay weriyeyaal ku xirnaa xabsiga Magaalada Hargeysa